GURIGA WARARKA NEWS IN ENGLISH CIYARAHA ARAGTIDA DADWAYNAHA FEDERALKA MUSTAQBAL Home GUDAHA/wararka ...

Austria Alexander van Der Bellen madaxweynaha Dalka ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee...

Iran Oo Duqeysay Saldhigyo Mareykanka Uu Leeyahay

Dowladda Iran ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday saldhigyada Mareykanka uu ahaa mid loogu aargudayay dilka Qasem Suleimani oo shalay la aasay.

Warbixin:Khasaarihii Ayaxu U Gaystay Beerallayda Degaanada Somalida.

Kadib Markii Ayax farabadan uu dhibaatooyin u gaystay dhul beereedyo aad u balaaran oo ku yaalla Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dawladda Kenya...

Madaafiic Xoogan oo lagu Garaacay Safaradda Maraykanka.

Magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas daqiiqado kahor laga maqlay ilaa iyo saddex Madaafiic oo xoogan.

Maraykanka Oo Dilay sarkaal sare oo Reer Iran Ah.

Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo ahaa nin si wayn looga yaqaano waddanka Iran, isla markaana laf-dhabar u ahaa ciidanka ilaalada kacaanka ee waddanka...

Maraykanka Oo 750 Askari Oo Dheeraad Ah U Diraya Ciraaq.

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Ciidamo u dirayo Dalka Ciraaq, ka dib markii la weerarray Safaaradda Maraykanka ee Baqdaad.

Xafladda Bandhiga Warbixinta Waxqabadka Ciidamada Dab damiska 2019&2020

Xafladda Bandhiga Warbixinta Waxqabadka 2019&2020 ayaa ka socota Taliska Ciidamada Dabdamiska Qaranka waxaana ka soo qayb galay madaxweynah somalilnd muuse biixi...

Wasiirka Khaarajiga Djibouti Oo Ka Hadlay Daynta Shiinuhu Ku Leeyahay Iyo Dareenka Diblomaasiyiinta Maraykanka

Wargeyska caanka ah ee Washington post oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa shalay qormo dheer ka qoray saamaynta uu dalka Shiinuhu...

DEG DEG:RAMAAX OO XABSIGA LAGA SII DAYNAAYO IYO CIDDA SIIDAYNTIISA KA DANBAYSA.

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Sheegay Inuu Cafiyey Xoghayihii Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Ramaax Oo Ay Warqad Raaligalin Ah U...

Dawlada Soomaliya Uma jeedo inay Alshabab jebiso

In kasta oo ay gacan ka helayaan hawlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, iyo taageero aad u fara badan oo laga helayo waddamada...

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe

Latest news