Ururka Al-Shabaab oo weerraray saldhig milateri oo ay wadaagaan Kenya iyo Mareykanka.

Ururka Al-Shabaab ayaa weerrar ku ekeeyay saldhig ay leeyihiin ciidammada badda oo ku yaal deegaanka Lamu ee waddanka Kenya, kaas oo ay...

Duqa muqdisho ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada Hiliwaa.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada Hiliwaa oo...

Al-Shabaab Oo Saaka Saddex Rag Ah Fagaare Hiiraan Kuyaal Ku Dishay, Iyagoo Ku Eedeeyay...

Dilka sarkaalka Shabaabka katirsan, ayaa keentay in ay dadkan soo qabtaan Al-shabaabku kadibana ay toogtaan. Warbaahinta Al-shabaab,...

Dil ka dhacay magaalada Boosaso ee Puntland.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku dilay Sarkaal la sheegay inuu...

Madaxweyne Trump Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Dileen Qaasim Sulaymani.

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hogaamiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, si “uu u joojiyo dagaal,...

Maraykanka Oo Mar Kale Ciraaq Duqayn Dad Ku Dhinteen Ka Fuliyay Maanta Oo Sabti...

Maraykanka ayaa weerar gantaal hawada sare kaga soo ganay kolanyo ay leeyihiin maleeshiyooyinka ay Iiraan gacan-saarka leeyihiin, maalin uun kadib markii uu...

Madaxwaynaha Galmudug Mudane Xaaf, Ayaa Magacaabay Guddida Doorashada Galmudug.

Madaxwaynaha maamul-goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle ”Xaaf”, ayaa magacaabay guddida doorashada Galmudug, guddidaas oo ka kooban 11 qof. Xaaf,...

“Diblumaasiyadda Cusubi Wax Kasta Jawaab Umay Haynin, Laakiin Waxa Ay Noqotay Taayir Gaadhsiiyey Isbeddel...

Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga, ayaa sheegay in xafiiska Midowga Yurub ka shaqaynayo isu soo dhawaynta dadka iyo in masuuliyiintu noqdaan...

18 qof ayaa ku dhintay dabka Qasaday Kaymaha Australia.

Dabka kaymaha waddanka Australia ayaa faraha kasii baxaya, waxaana markan laga arkayaa qaybo ka mid ah dalka ay jaarka yihiin balse baddu...

DEG DEG:Bananbax Socda Iyo Wadooyinka Muqdisho OO Xidhan.

Waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana lagu wadaa in uu dhaco banaanbax uu iclaamiyay maamulka gobolka Banaadr kaas oo...

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe

Latest news