Boqor 50 Sanno maamulaaya Cumaan oo dhintay

Waxaa geeriyoodey suldaankii Cummaan, ee Suldan Qabuus Bin Saciid oo 50 sano boqor ka ahaa. 1970kii ayuu aabihii xoog kaga tuuray xukunka...

Dowladda Iiran oo shegatay Masuuliyadda Diyaarad dad badani ku dhinteen.

Dowlladda Iiraan ayaa sheegtay in ay si aan ula kaceyn ciidamadeedu u soo rideen diyaarad laga lahaa dalka Ukraine War laga sii daayay...

DEG DEG:Diyaarad Ay Saarnaayeen 180 Qof Oo Bur-Burtay

Warbaahinta dalka Iran ayaa kusoo warrantay in diyaarad nooceedu yahay 737 oo ay saarnaayeen 180 qof ay ku burburtay meel aan ka...

DEG DEG:Al-Shabaab Oo Weeraray Saldhiga Ciidanka Kenya Ee Kulbiyoow.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo Al-shabaab...

Madaxweyne Donald Trump Oo U Hanjabay Dowladda Ciraaq

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi doona Dowladda Ciraaq, haddii ay dhaqangeliso qaraar...

DEG DEG:Iran oo shaacisay tallaabada ay ugu aargudi doonta dilka Qasem Suleimani.

Jeneraal Hossein Dehghan ayaa sheegay in Iran ay aargoosan doonta, ayna toos u bartilmaameedsan doonta "xarun milateri oo uu Mareykanka leeyahay".

Xukuumadda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Al-Shabaab Ee Saldhiga Lamu

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerarkii Al-shabaab shalay ay ku qaadeen Saldhig ay wada degan yihiin Ciidamada Mareykanka...

Ururka Alshabab oo war qoraala ka soo Saartay Werar ay ku qaadeen xerro ciidan oo ku taala Dalka Kenya Aroornimadii hore ee...

Warbixin:Khasaarihii Ayaxu U Gaystay Beerallayda Degaanada Somalida.

Kadib Markii Ayax farabadan uu dhibaatooyin u gaystay dhul beereedyo aad u balaaran oo ku yaalla Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dawladda Kenya...

DEG DEG:Dowalada Kenya oo Warqoraala Ka Soo Saartay Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidan Oo...

Dowlada Kenya Ayaa war kasoo Saartay Weerarkii Uruurka Alshabab Ay Ku Qaadeen Saldhig ay wadaagaan Ciidamada Kenya Iyo Marykanku Abaaro 5:30 aroornimo...

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,500SubscribersSubscribe

Latest news