Askari Dil Ka Geystay Dhuusamareeb Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Sababta Dilka ka danbaysay

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya oo xalay Nin Odey ahaa ku toogtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Dowlada Maraykanka oo Masaafurisay 12 Askari oo Sacuudi ah.

Kow iyo labaatan askari oo ka tirsan ciidanka Sacuudiga ayaa laga soo eryay dalka Mareykanka, halkaasoo uu tababar uga socday.

Ciidamda Howlgalo Amaan Xaqiijinka Sameeyay Magaalda Muqdisho

Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere. Ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal dad badan lagu...

Xisbiyadda Mucaradka Iyo Madaweynaha oo mar kale Kulan leh,

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu mar kale la kulmo madaxda xisbiyada mucaaridka oo hore ay madaxtooyada ugu shireen wixii ka...

Iiraan oo xabsiga kadeysay danjiraha UK ee Tahraan.

Rob Macaire Danjiraha UK ee Waddanka Iiraan  oo ciidanka nabadgelyada ee Iiraan ay xireen muddo 3 saac ah kaddib dibadbaxyo waaweyn oo...

Jeneral Xaftar Oo Aqbalay Xabbad Joojin Ka Dhaqangasha Liibiya.

Hoggaamiyaha xoogaga ka dagaallama galbeedka Liibiya jeneral Khalifa Xaftar ayaa sheegay in ay aqbaleed xabbad-joojinta ay ku baaqeen waddamada Raashka iyo Turkiga,...

Xukunkii kiiskii caaisha oo la shaaciyaya wakhtiga la fulinaayo

Xeer Iaaliyaha Puntland, Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa goordhaweyd sheegay in 11-ka bisha soo socota ee February la fulin doono xukunkii dilka ahaa...

DEG DEG:Dibadbaxyaal xoogan oo ka socda Magaalada Tehran.

Boqollaal dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Iran, ee Tehran, iyagoo muujinaya caro ay u qabaan dowladda, uguna yeeraya beenaalayaal...

Trump “Billadaydii Qof Kale Ayaa La Siiyay”

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa mar kale duray raysalwasaaraha dalka Itoobiya oo sanadkii hore la siiyay biladda nabada dunida ee Nobel Prize loo...

DEG DEG: Suldaanka waddanka Cuman oo la doortay

Suldaan Haysam Binu Daariq Aala-Saciid oo ahaa Wasiirkii Hiddaha iyo Dhaqanka dalka Cummaan ayaa loo dhaariyey Suldaanka waddanka Cummaan kaddib markii uu...

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,500SubscribersSubscribe

Latest news