Hablaha Soomaaliyeed ee ka howlgala xeebihii burcad baddeeda

Toddobaadkan waxaa toban sanadood jirsaday Ciidammada Badda ee Midowga Yurub ee ka howlgalayay badaha Soomaaliya. Howlgalka Atlanta ee Midowga Yurub wuxuu u muddadaas ka shaqeynayay...

Wiilkii badbaadiyay gudoomiyaha ONLF oo hadda dib ugula kulmay Jigjiga

Waxaa magaalada Jigjiga ku kulmay gudoomiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cusmaan iyo darawal naftiisa halis u galiyay badbaadintiisa, markii dambana lix sano xabsi ah...

Macallimad arday timaha ka jartay oo dacwad lagu soo oogay

Macallimadda dalka Mareykanka u dhalatay ayaa wajaheysaa dacwad, kaddib marki muuqaal laga duubay iyada oo si qasab ah wiil arday ah tinta qasab uga...

Sucuudiga oo diiday inuu Turkiga u dhiibo dadka lagu tuhunsan yahay dilka Jamaal Khaashuqji

Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay inaysan u gacan gelin doonin xukuumadda Turkiga dadka looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Wasiirka arrimaha...

Koox si Been abuur ah ugu Dhawaaqday In Ciyaartoy kooxdeeda kamid ah uu dhintay...

Kooxda Reer Republic of Ireland ee Ballybrack FC ayaa war  been ah shaacisay iyada oo si lama filaan ah raali galin uga bixisay in...

Dhaqtar caan ah oo Qaliin ku dilay Hooyo iyo cunug caloosheeda ku jiray

Dhakhtar ka hawlgala Cisbitaal ku yaalla gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya ayaa la xiray ka dib markii isaga oo khamraysan uu qaliin ku...

Dalka Georgia oo yeelatay madaxweynihii ugu horreeyay ee dumar ah

Salome Zurabishvili ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxweynenimada ee dalka Georgia, iyada oo sidaas ku noqotay haweenaydii u horraysay ee kursigaas ku fariisata. Iyada oo codadka...

Shiinaha oo Qodaya God Badeedkii Ugu Horreeyay ee Dhalo Ka Sameysan Looguna Talagalay Tareennada...

Dalka Shiinaha ayaa qorsheynaya inuu qodo godkii ugu horreeyay ee dhalo ka sameysan oo laga qodayo badda looguna talogalay iney maraan tareenada xawaaraha sare...

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe

Latest news