Taliyaha guud ee ciidanka Soomaaliya, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, oo bookhasho ku tegay xerada ay degenyihiin ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya jooga ee...

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inay Xukuumadoodu Ka Jeesatay Muranka Doorashooyinka Oo Laba Sano...

“ Madaxweynuu dalkaba isaga ayaa xukuma ee yaa uu ka aarsanayaa, cid uu ka aarsanayaa ma jirto” Wasiirka gaadiidka...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Magdhow ka helay Dowladda Maraykanka.

gaasimaha Fulinta ee Golaha Xiriirka Maraykanka iyo Islaamka ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi, Jaylaani Xuseen ayaa sheegay in Heshiis laga gaaray dhacdadii...

Dowlada Soomaaliya oo ka hortimi Qorsha Turkiga Ee Shiidaalka Soomaaliya

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la gaarin xiligii laga howlgali lahaa shidaalka soomaaliya.hadalkan ayaana Jawaab u ahaa Hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha...

Warbixin Xaalka Degmada Afgooye?

Waxaa saaka xiran guud ahaan adeegsiga Jidka isku xira magaalada Muqdisho iyo degmada fgooye ee gobolka Shabeelaha hoose, gaadiidka daabulaya ardayda...

Maamulka Marka oo ka hadlay weerarkii magaalada Marka

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa guutada 14-ka Octoober iyo Al-shabaab ayaa xalay fiidkii waxaa uu ka dhacay Magaalada...

Isbaarooyin laga Qaaday Degaano Muhiim ah Iyo Ciida La wareegtay Degaanada.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad oo howlo shaqo u joogta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku guuleysatay in dhamaan la qaado jid...

Saxiixa Heshiiska Xabbad-joojinta Liibiya Iyo Jeneral Xaftar Oo La Sugayo

Wadahadallad ka socda dalka Raashka ee u dhexeeya dawlada uu caalamku aqoonsanyahay ee Liibiya iyo jabhada uu hoggaamiyo jeneral Khalifa Xaftar ayaa...

Maxaa Ka Jira In Al-shabaab Dib Ula Wareegeen Deegaanka Tooratoorow Ee Sh-Hoose?

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo Shalay Ciidamada...

Dowlada Turkiga Oo Sheegtay In Ay Somaliland Ka Hirgalinayso Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Beeraha

Hay’adda Horumarinta Kalmooyinka ee dalka Turkiga (TIKA) ayaa shaacisay inay Jamhuuriyadda Somaliland ka hirgelinayso mashaariic kor loogu qaadayo dhinaca Beeraha.

Follow us

0FansLike
1,126FollowersFollow
14,500SubscribersSubscribe

Latest news