Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la gaarin xiligii laga howlgali lahaa shidaalka soomaaliya.hadalkan ayaana Jawaab u ahaa Hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Dalka Turkiga

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in xiriir walaalnimo iyo mid wada qabsi uu kala dhexeeyo dawladda Turkiga, welina aan la gaarin xilligii la billaabi lahaa hawgallada batroolka Somalia, iyadoo ay weli dhiman yihiin hawlo ay muhiim tahay in la dhammaystiro.

Sidaas darteed waxaan xaqiijineynaa in hawlgallada bartoolka ay ku billaaban doonaan si daahfurnaan ah xilligeedana la sugayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here