Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo Shalay Ciidamada Xoogga ay la Wareegeen.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Ciidamo katirsan Al shabaab gudaha usoo galeen deegaanka, halkaasina lagu arkayo Saakay.

Ciidamadii Danab ee Shalay la wareegay ayaa la sheegay iney ku sugan yihiin meel aan sidaa uga fogeen deegaanka Tooratoorow ee Gobalka Sh/hoose.

Wali wax war ah kama soo bixin Saraakiisha ciidanka Xoogga gaar ahaan Guutada Dabab qeybta Mareykanka uu tababaray oo Shalay deeganka la Wareegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here