Austria Alexander van Der Bellen madaxweynaha Dalka ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Danjire Ebyan Maxamed Saalad Ladane.

Safiirad Ebyan ayaa sidoo kale ah danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo Xarunta Labaad ee Qaramada Midoobey ee Magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Madaxweynaha Austria Alexander ayaa isna dhankiisa sheegay in dawladiisu diyaar u tahay in ay si wyen ula shaqeyso Safiirka Cusub ee Soomaaliya dalkaas u fadhin doonta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here