Waxaa geeriyoodey suldaankii Cummaan, ee Suldan Qabuus Bin Saciid oo 50 sano boqor ka ahaa. 1970kii ayuu aabihii xoog kaga tuuray xukunka isagoo u aaneeyey in Aabihii dalka qasaareeyey. Suldan Qabuus weli lama oga boqorkii beddeli lahaa sababta oo ah boqorku weligii ma guursan oo caruur ma dhalin, walaalna muu lahayn.

Waxaa xusid mudan, warqad laga heley qasnada boqorka ayaa loo maleynayaa iney dardaaran tahay. Maanta ayaa loo ballansan yahay in la furo oo la akhriyo warqadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here