Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga, ayaa sheegay in xafiiska Midowga Yurub ka shaqaynayo isu soo dhawaynta dadka iyo in masuuliyiintu noqdaan kuwo ay dadkoodu la xisaabtami karaan.

Qoraal kooban oo uu danjire Nicolas soo dhigay bartiisa twitterka oo uu ugu tallo galay Soomaalida iyo sannadka cusub, wuxuu ku yidhi sidan “Diblumaasiyadda cusubi wax kasta jawaab umay haynin, laakiin waxa ay noqotay taayir gaadhsiiyey isbeddel togan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here